Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele ayaa sheegay in doorashadii Madaxwaynaha Hirshabeele oo ahyd 12/09/2017 ayaa dib ugu dhacday Afar bari waxaa na laga dhigay 16/09/2017, Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Guudlaadwe ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo go’aankas waana isla qaadanayey kuligeen.
Leave a Reply