
Maamulka Jubbland ayaa ka hadlay weerarkii Al-shabaab kusoo qaadeen Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, wasiir kuxigeenka wasarada arimaha gudaha Jubbaland C/rixmana Maxamed xuseen ayaa sheegay in alshaba weerar kuqaadeen magaalada Baladxaawo ayakoo qasaaro badan u geysteen waxuuna ka tacsiyeeye dadkii kudhintay weerarkii kadhacay Baladxaawo.
Leave a Reply