
Magaalada Jowhar ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Hirshabeele waxaa kusoo qul qulaya musharaxiinta madaxwaynaha maamulka Hirshabele oo laqabanayo 16/09/2017, waxaanata magaalada Jowhar soo gaaray Musharax madawynaha Hirshabeele Cabdi Faarax laqanyo.
Leave a Reply