Banaan bax aad u Xoogan Oo Lagu Taageerayo Waxqabadka Xukuumada islamarkaana looga soo horjeeda in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay Fara geliyaan Go’aankii ay Xukumadda Soomaaliya Ayaa ka dhacay Qeybo Kala Duwan Ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa loo diiday in ay ku Hor Banaanbaxaan Xarunta Golaha Shacabka, Banaanbaxayaasha ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan in Xukumadda Soomaaliya Mooshin laga keeno.
Leave a Reply