
Warbaahinta qaar ee dalka ayaa shalay tabiyay war sheegaya in Ciidamo ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM la geeyay magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud, Madaxweyne ku xigeenka Maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna C/laahi Xirsi Diirshe Daacad ayaa warbaahinta u sheegay in ay been abuur yihiin wararka sheegaya in Ciidamo AMISOM ah la geeyay magaalada Dhuusa-mareeb.
Leave a Reply