Wafdi uu horkacayo madaxwaynaha dowlad goboledka jubalnd axmd madobe ayaa maanta soogaaray degmada Doolow ee Gobolka Gedo waxana garoonka diyaaradaha degmada Doolow Soomaliya ku soodhaweyay Wasiirka WaSaarada Amniga jubalnd Cabdirashid Xasan Cabdinuur iyo maamulada degmooyinka luuq, Baladxaawo iyo doolow.
Booqashadaan Axmed Madoobe ayaa imaanaysa eedeymo badan oo ka imaanaysa waxgaradka iyo Siyaasiyiinta gobolka Gedo oo sheegaya in axmed madoobe dhunsaday xolihii loogu talagalay taakulaynta abaaraha gObolka gedo ee kayimid dowlada Soomaliya iyo hay’adaha Caalamiga.
Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah
Leave a Reply