Inta la xaqiijiyay 5 qof ayaa ku dhimatay halka 10 kale ay ku dhaawacmeen dagaal u dhaxeeya Ciidamada Xasilinta Amniga muqdisho iyo Ciidamada deegaanka oo weli ka soconaya xaafada Haanta_Dheer ee D/Deyniile,
Dagaalka ayaa ka bilowday kadib markii ciidamada deegaanka ay ka dhega adeegeen in amar horey loo siiyay oo ahaa in ay isga baxaan xarumo dowladood oo ay ku suganyihiin.
marba marka ka danbeysa dagaalka ayaa sii xoogasanayo iyadoona qasaarahu uu intaa ka sii badanayo
hakaan kala soco wixii ku soo kordha dagaalkaasi.
Leave a Reply