Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu qabtay Tobabar dhalinyarada ay ku baranayaa dhaqanka Soomaliyeed korna loogu qaadayo tayada iyo aqoonta dhalinyada ku nool degmada luuq waxaana tobabarkaan bixinaayey Abwaano iyo qabiiro ku xildheer Dhaqanka Soomaliya, waxaana aad usoom dhaweeyey dhalinyaradii ka qayb gashay.
Leave a Reply