Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa Al-shabaab ay la Wareegeen Guud ahaan Gacan ku haynta Degmada Ceel-waaq ee Gobolkaasi,waxaana halkaasi isaga baxay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya, Alshabab aya Saacado kadib iskaga baxay Degmada Ceelwaaq.
Wariyaha Caalimaga Maxamed Qaasim Caliwaxar ayaa ka wareystey Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq Ibraahim Guuleed aadan xaalka degmada Ceelwaaq iyo qasaarihii Al-shabab Ugeysteen, gudoomiyaha ayaa sheegay in Al shabab iskga baxeen Ceelwaaq qasarana gesytee.
waxuu kaloo sheegay gudoomiyaha inay dowlada Soomaliya iyo Maamulka Jubbaland ka codsadeen inay gurmad iyo Ciidan usoo diraan lakiin ay dhagah ka fureysteen.
Hoos kadhaegyso Wareysiga
Leave a Reply