Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga, iyo Wafdi IGAD Ka socda oo Jowhar Hoyanayo.

juxAA

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow oo ay wehliyaan Xubno katirsan Wasaaradda arrimaha iyo wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD ayaa Gaaray Magaalada Jowhar si ay Goob joog ugu ahaadaan Doorashada Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo barri magaaladaasi ka dhaceyso.

Dhanka Xildhibaanada gaaray magaalada Jowhar waxay isugu jiraan Golaha Shacabka iyo Aqalka sare, waxaana ka mid ah xildhibaan Daahir Amin Jeesow, Xildhibaan Maxamed Cumar Ceymoy, Senatar Nacima Ibraahim Yuusuf iyo Senatar Maxamed Xuseen Raage.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.