
Culimadda Gaalkacyo ayaa Bayaan ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in Ninka lagu Magacaabo C/wali Sheekh Cali Cilmi uu u Gafay Nabigeena Muxamed NNKH islamarkaana uu yahay Nin ka baxay Diinta Islaamka, waxaana ay Cambaareeyeen Falkaasi Foosha Xun.
Culimada ayaa ugu baaqay Maamulka Galmudug in ay Sharciga horkeenaan Ninkaan u Gafay Xabeebkeena Muxamed Naxariis iyo Nabad Gelyo Korkiisa ha ahaatee.
Leave a Reply