Waxaa Magaalada Muqdisho xarunta Jaamacada Jobkey lagu qabtay xaflad balaaran oo loo qabtay arday dhameysatey waxbarshada Jaamacada JobKey waxaana kasoo qay Galay Raysawsaare Kuxigeenka Dalka Soomaliya Mahdi Axmed Guuled,Gudoomiyaha Gobolka Baandir Taabit, Gudoomiyaha aqalka Sare Cabdi xaashi Cabdulaahi iyo wasiiro.
Waxayna dhamaantood umahad celiyeen Jamacada iyo ardayda dadaalka ay Muujiyeen waxaana ugu dambayntii la gudoonsiiyey ardaydaas Shahaado.
Leave a Reply