Wasiirka Warfaafinta Jubaland Cabdinuur Cali oo Xaalad Caafimaad u Jooga Nairobi kadib markii ilaalada Axmed Madoobe Gacan kajabiyeen ayaa waxuu magalada Nairobi kaga Qayb galay Wafti isugu jira Wasiiro,Xildhibaano iyo Ganacsato kasoo jeeda Maamulka Jubbaland oo sagootin loogu sameeyey Maaalada nairobi ayakoo kusii jeeda dalka Maraykanka.
Waftigaan waxaa kamida Wasiirka xiriirka calaamiga ah Cismaan Fayruus Xaaji iyo Gudoomiyaha Rugta Ganasiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin iyo xubno kale.
Leave a Reply