Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maalinta sabtida ah u yeeray wasiiro ka tirsan Xukuumadda federaalka Soomaliya kuwaasi oo su’aalo la weydiin doono.
Gudoomiyaha Jawaari oo shir gudoominayay kulankii Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaliya ayaa markuu dhamaaday kulanka ku wargaliyay wasiiradda Cafimaadka, Warfaafinta,iyo Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaliya in ay hor yimaadaan Baarlamanka Soomaliya.
Leave a Reply