Wasaarada Arimaha Gudaha dowlad goleedla Konfur_Galbeed Iyo Maamulka Gobolka Shabelaha_Hoose oo maanta magalada muqdisho ku soo gagabeyay simnaar sedex cisho socday.

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho Lagu Soo gabagabeeyo Siminaar Ay Soo qabanqaabiyeen Wasaarada Arimaha Gudaha dowlad goleedla Konfur_Galbeed Iyo Maamulka Gobolka Shabelaha_Hoose

Dadka tababarka Lasiinaayey Ayaa Waxaa ay Ka Kala Yimaadeen  Degmooyinka Awdheegle, Sablaale Iyo Kuntuwaarey Siminaarka Ayaa Waxaa  Loogu Magacdaray HIIGSO MUSTAQBALKA Degmooyinka Ay Al Shabaab Gacanta Ku hayaan Iyo Kuwa ay Dowladu Gacanta Ku heyso

Xiritaanka Siminaarkan Ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasiiro iyo wasiir kuxigeeno kamid ah maamulka KGS

Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose Iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Ayaa Balanqaadey In Lagaarsiindoono Barnaamijkan Hiigsiga Degmo Waliba Oo Ka Tirsan  Gobolka Shabelaha Hoose Iyo Guud Ahaan Degmooyinka Dowlad goleedka Konfur Galbeed Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.