
Cabdi Maalik muuse Coldoon ayaa beeniyey warar laysla dhexmaraayey oo sheegaayey in Cabdi maalik Dowlada Soomaliya u magacawday Jago, abdi Maalik ayaa sheegay inaysan jirin wax jago ah o loo magacaabay waxuuna untaas ku daray inuu Xamir uga siii ambabixidoono safar uu kutagi doono dalalka Khaalijka iyo meelo kale oo la xariira Barmaamijka tabaruca.
Leave a Reply