Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyey Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeenta Cali Xasan Cali Mareexaan inuu ku lug lahaa iibintii gurigii gudoomiyaha Gobolka Awdal.
Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan ayaa sheegay inaan waxba kajirin ee Faysal Cali waraabe rabo inaan siiyo dhul ay leedahay garoonka diyaradaha Hargaysa oo iigu yimid.
Leave a Reply