Madaxweynaha Maamulka Gobollada Dhex Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo maanta Booqasho ku tagay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa halkaas kula hadlay dadka deegaanka.
Madaxwayne Sheekh Maxamed Shaakir ayaa u sheeg Shacabka magaalada Matabaan in ay ka shaqeeyaan Ammaanka , Waxbarashada , Caafimaadka , Magalada Matabaan.
Booqashada Madaxweyne Sheekh Shaakir ee degmada Matabaan ayaa timid, xilli Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabelle uu Socdaallo ku bixinayo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Leave a Reply