Warqad Laga Soo diray Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf xilkii ka qaaday Taliyihii Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka u qaabilsanaa Galmudug, Taliyaha ayuu Madaxwaynaha Galmudug Xaaf ku edeeyey inuu lagarab saftay Dowlada Soomaliya iyo Madaxda Galmudg sida Madaxwayne Kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Barlamanka Galmudg.
Waxaa Xusid Mudan in Madaxweyne Xaaf xilka ka qaadi karin Taliye Nabdsugida ee ay soo magacawday dowlada Federaalku Soomaliya.
Leave a Reply