
Afar Carruur ah oo sadex kamida wada dhashay ay ku dhinteen Dab ka kacay Guri ay ka daganaayeen Magaalada Hargeysa , Sidoo kale Dabka ayaa la sheegay in Dhaawac Culus uu ka soo gaaray Hooyadii dhashay Afarta Carruurta ah ee ku dhintay Dabka qabsaday Gurigooda.
Leave a Reply