Xildhibanada kaso Jeeda koonfur galbeed oo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa digniin udiray Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed shariif Xasan iyagoo sheegay inuu ku xad gudbay dastuurka maamul goboleedka koonfur Galbeed waxay sheegeen haduusan ka noqon go’aankii uu ku taageeray Imaraadka Carabta waxaan ka keenaynaa Mooshin ka dhan aha.
Leave a Reply