Madaxweyne Kamid Ah kuwa Maamul Goboleedyada Dalka Ayaa Habeen Ka Hor ila Wadaagey Xog Qarsoon oo Ah in Axmed Madoobe Qeyb Ka ahaa Madaxda Lacgta Ka Qaadtey Dowladda imaaraadka Carabta Laga Rabana In Maamul Goboledka Jubaland Ee Uu Madaxweynaha Ka Yahy Taageero Mowqifka Xulafada Imaraadka Iyo Sacuudiga.
Wuxuu ii Sheegay in Axmed Madoobe Uusan Tagin Dubai Balse Saami Ahaan Lacgta Uu Lahaa Loo Direy Mardhowna Laga Filaayo in Axmed Madoobe Cadeeyo In imaraadka Uu la jiro hadaynan Taas Dhicina Axmed Madoobe Laga Rabo in uu Lacgta iska Caliyo.
Wey Dhici Kartaa Ayuu iyiri in Axmed Madoobe Uu Siyaasadiiso imaardku Shaki Badan Ka muujinayey in SiKale uu u Fakiro lkn Markasto Imaraadku Lacgtooda Waxay Axmed Madoobe Oga Badalan Karaan in uu Codkiisa Ku Biiriyo Maamuladda kale Ee Somaliya
Anagu inta Taktey Dubai Waxaan Ka fikirney Hadii uu Madaxweynaha Jubbalnd Go’aankeena Nala Qaadan Waxa Nala Gudboon Madaama Lacagna uu Qaatay Go’aankana Uusan Fulin Dabcan Waxaan ogu Garawaney Axmed in uu Xal u Raadinaayo Xaalad ka Taagan Gobolka Gedo kismaayana Markuu Tago Uu Soo Saari Doono War Saxafadeed uu Ku Tageerayo Xulufada imaraadka Iyo Sacuusiga.
Hadba iyadoo Arintaaa Ay Jirto Waxaan Ka Dhul Sugyanay Go’aanka Jubbalnd Kasoo Bixi doona Waxeyna Hada Noqotay In Axmed Madoobe Uu Ku Baaqo in Wada Hadal Leys Kugu Yimaado Si uu u wada Hadalsiiyo Maamul Gobledyadda Dalka iyo Dowlada Somaliya isagoo Leh Dalka Waxaa uu galey Xaalad jah wareer Ah
‘ Hadba Su’aasha Aan iswaydiiyay Ayaa Ah’
1-Ma Qaadan Doonaan Maamul Goboleedyadda Dalka Hadalka Axmed Madoobe Kasoo Yeeray iyagoo Og in Axmed Madoobe Balan ka Bax Ku Sameeyay Saaxiibadiisa Filayey in uu la Xulufo Noqdo Ee Maamul Goboleedyada.
2,Dowladda Somaliya Ma U Qalantaa Mase Qaadan Kartaa in uu Madaxweynaha Jubbalnd Dhaho Dalka Xaalad Jahwarer ah Ayuu Ku Jiraa
Dowlada Somaliya Hadey Qaadato Hadalka Axmed Madoobe ha Ogaato Waxaa sinaaday Maqaamka Dowlada Somaliya iyo kan Maamuladda Dalka wuxuuna Hadalkaa Ka Dhigan Yahy mida Dowlada Somaliya jiritaankeeda lagu Baabi inaayo.
Ma Diidani In Dalku Yahy Dal dib U hishiisiin Dadkuna Wada Hadlaan Waxaanse Diidanhay In Dowladda la magac Dilo
Maxaa La gudboon Dowladda Somaliya. Waxaa La gudboon Dowlada in Ay diido Go’aan Kasta oo Bahdilaad Ku Ah Dalka iyo Dadka Taas Badalkeedane Qaadato Go’aan ay Ku Raadinayso Wada jirka iyo midnimada Umada Somaliyeed,
W/Q Abdiqaadir Jiijiile
Leave a Reply