wasaarada arimaha dibada oo safiiro ku amartay inay dalka dib ugu soo laabtaan

Wasaarada Arimaha Debadda Soomaaliy ayaa Siddeed “8” Safiir Ku amartay in dalka dib ay ugu soo laabtaan mudo 30 Sodon cisho gudahood, waxaana ay imaan doonaan Muqdisho.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.