Xildhibaanada Maamulka Galmudug ayaa goor-dhaw ku dhawaaqay in ay Xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” Ka dib kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug.
Xildhibaanaday fariisteen 55 Xildhibaan oo ka tirsan Galmudug 52 ka mid ahna ay Haa u codeeyeen halka 2 ay ka aamustay 1 Xildhibana uu diiday, waxaana xilka sii haynaya sida uu qabo tastuurka Galmudug Madaxwayne kuxigeenka galmudug Maxamed Xaashi .
Leave a Reply