Axmed Yuusuf Ciyow oo Si KMG ah u Shir Gudoominayay kulanka Xildhibaanada ayaa Sheegay in 52 Xildhibaan ay Kalsoonida Kala Laabteen Madaxweyne Xaaf hal Xildhibaana uu Diiday Labana ay ka Aamuseen
Xildhibaanada ayaa sheegay in Xilka Madaxweynaha Galmudug uu Si KMG u Sii heyn Doono Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi
Si lamida is qabqab sigaan ayay Baarlamaanka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed Xilka uga qadeen taasoo keentay in markii danbe Guuleed iscasilo.
halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedkii
Leave a Reply