Xildhibanada kaso Jeeda koonfur galbeed oo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa dowlada Federaalka ah ugu baaqay inay tilaabo adag ka qaado Maamul goboleedyada fowdaada ku haya dowlada iyo shacabka Soomaliya waxay kaloo digniin udireen Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed shariif Xasan iyagoo sheegay inuu ku xad gudbay dastuurka maamul goboleedka koonfur Galbeed waana inay in uu ka noqdaa Go’aankiisii uu ku taageeraay Dalka Imaraadka Cabarabta.
Leave a Reply