maamulka galmudug oo beeniyay inay xidhiidhka u jareen dawlada dhexe.

Warsaxaafaded goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu beeniyay warqad lagu baahiyay Baraha Bulshada iyo Websetyada qaar ee lagu sheegay in Galmudug ay xariirka u jartay Dowlada Federalka ah ee Somaliya.

Maamulka Galmudug qoraalka kasoo baxay waxaa sidoo kale lagu sheegay in Galmudug la mid tahay maamulada kale ee dalka ka jira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.