Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magalada Jidda ee Boqortooyadda Sucuudiga.
Madaxweyne Farmaajo iyo waftiga uu horkacayo waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyay masuuliyiinta safaraadda Soomaaliya ee Dalkaa iyo madax Dowladda Sucuudiga ka tirsan, Mudane Farmaajo ayaa la kulmaya Boqorka Sucuudiga Boqor Salaman Bini Cabdulcasiis.
Leave a Reply