Dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxay ka bilaabeen degmada luuq Olole Nadaafadeed oo qashan looga qaadayo magaalada, olalahan nadaafada ee ay sameynayaan dhalinyarada waxaa soo dhaweeyey qaybaha bulshada ee degmada Luuq.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply