Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in uu la kulmo la qaato dhiggiisa Dalka Masar Cali Abdel Aal,kaas oo ay ka wada hadli doonaan xiriirka labada Baarlamaan,mataaneynta Baarlamaannada Masar iyo Soomaaliya iyo Qodobbo kale.
Hayeeshee Marka uu dhamaado kulanka labada guddoomiye Baarlamaanka ee Soomaaliya iyo Masar ayaa la filayaa in kulankooda ay ka soo saaraan war-murtiyeed koobaya waxyaabaha ay uga wadahadleen kulankooda.
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaliya oo hatan ku sugan Magaalada qaahira ee Dalka masar ayaa waxaa uu booqday Dhismayal iyo Xarumaha ugu caansan ee Dalka Masar
Leave a Reply