Wasaarada Amniga Soomaliya oo Shaacisey in Shacabka aan la waydiin karin Kararka Aqoonsiga.
Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in aysan udul qaadan karin In shacabka Muqdisho lagu dhibaateeyo Kaararka aqoonsiga ee Dowlada. Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed isloow […]