Month: September 2017
Maxaa sababa Dabar go’a Duurjoogta iyo Xaalufka Dhulka Soomaalida ? W/Q: Cabdinur Cabdirisaaq Soofe
Semptember, 17, 2017 Dunida Aynu ku nool nalahay waxaa uu ilaahay ku abuuray noolayaal kala gedisan kuwaas oo midiba midka kale ku tiirsanyahay si toosa […]
Daawo:Wasaarada Sports ka Soomaalya oo gudoontay deeq ka timid Djibouti
Xarunta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha ayaa maanta waxaa kulan ku yeeshay Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Khadiijo Maxmed Diiriye iyo Safiirka Jabuuti ee Soonaaliya Aadan Xasan […]
Madaxweynaha Puntland oo Xariga Ka Jaray Mashruuca Biyo Gelinta Boosaaso
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jaray mashruuca balaarinta biyo gelinta magaalada Boosaaso waxaana maal galinaaya Ha’ada Unicef.
Daawo:Xildhibaan Idiris Sheegay inay Biyo la’aan kajirto Gobolka Bay ugana Mahad Celiyey Raysawsare Khayre 100 arday ee uu waxbarshada Kabixinayo
Xaalad Bili’aadnimo iyo Biyo la’aan baa jirta degaano ka mid ah Gobolka Bay oo mudooyin badan aan helin adeega Biyaha sida Madaalada BuurXakabo oo ay […]
Maqal iyo Muuqaal:Munaasabad lagu furayay sanad Dugsiyeedka 2017/2018 ee Jaamacadda Galgaduud oo lagu qabtay Caabudwaaq.
Munaasabaddan lagu Daahfurayo Sanad Dugsiyeedka 2017/2018 Jaamacadda Galgaduud University ee Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka iyo Ardada jaamacadda, Qaybaha kala duwan […]
War deg deg ah:Gudoonka Golaha Shacabka oo shaaciyay Magacyada Gudiga loo xil saaray Arinta Qalbi Dhagax.
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa goor-dhaw looga dhawaaqay Magacyada Gudiga Golaha ay u saareen go’aankii ay Xukumada Soomaaliya ay […]
K/Galbeed oo ka hadashay shirarka ka dhanka ah ee lagu qabto Muqdisho
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in magaalooyinka ka baxsan Koonfur Galbeed aanan lagu qaban karin shirarka ka dhanka ah maamulka, gaar ahaan […]
Faah faahin Haweeney lagu toogtay Muqdisho
Koox hubeysan ayaa saakay degmada Xamar Jajab waxa ay ku dileen Haweeney la sheegay in ay ka tirsaneyd maamulka degmada Xamar Jabab ee gobolka Banaadir. […]
Dhacdadii Siinka dheer 16/09/17 waa yaab iyo amakaag! Wabilaahi Tawfiiq,W/Q.Abdullaahi Jimcaale Faarax
Waxaa marar badan soo laalaabta ciidamada dawlada oo dagaalamay oo ay u denbaysa tii dhacday shalay oo taariikhdu ahayd sida kor ku qoran ,maamulka dawlada […]
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya
Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa manta kulan ku yelanaya xarunta ay ku shiraan ee magaalada muqdisho sida qaar kamida xildhibaanada ay u sheegeen […]
DHAGEYSO-:Oromada Itoobiyo ee ku nool magaalada Muqdisho oo ka hadashay dagaalka ka socda dalka Itoobiyo
Cali Xuseen Cali oo muddo dheer ku nool magaalada Muqdisho kana ka tirsan Qowmiyadda Oromada ee ka soo jeeda Dalka Itoobiyo oo la hadlay warbaahinta […]
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiyo oo ka hadlay dagaalada u dhaxeeyo Soomaalida iyo Oromada dalkaasi wada daggan
Hailemariam Desalegn Ra’iisul Wasaraaha Dowladda itoobiyo ayaa ka hadlay rabshado dad badan oo Soomaali ah ay ku dhinteen kuwa kalane lagu la’yahay oo ka dhacday […]
Faah Faahin ka soo baxeyso dil ka dhacay Gaalkacyo
Faah Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dil Kooxo hubeysan ay ka geesteen Xaafadda Garsoor oo ku taala Wuqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka […]