Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

No Image

Maqal iyo Muuqaal:Gudoomiyaha Gobolka baandir oo ku qasbay magdhow ay Aimsom kabixiso dad shacaba oo gari kujiirsiiyeen Muqdisho

29th September 2017 admin 0

Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa lakulmay Saraakiisha Ciidanka AMISOM waxaana uu kala hadlay dad shacdaba oo ay […]

farax xasan

Garashada Raga Cadaado Tegay W/Q Xildhiban Farax Cabdi Xasan

29th September 2017 admin 0

Sida ku cad qoraalkooda iyo qoraalka Baarlamaanka Galmudug waxay fure u noqdeen dhib kasta oo meeshaas ka dhacay ka dib intii ay tageen: 1-waxay lagu […]

No Image

Daawo Akhriso: Xildhibaanada Galmudug oo Eedeyn ujeediyey Senatarada iyo Xildhibanadii Cadaado Ka yimid

29th September 2017 admin 0

Xildhibaanada Galmudug ayaa Shir jaraa’id oo ay kuqabteenn Magaalada Cadaado waxay eedeyn dusha uga Tuureen Xildhibaanadii iyo Sanataradii kayimid Muqdisho oo kamid ahaayeen Cabdi Qaydiid, […]

kaasim

Gobolka Gedo Ma Jubaland Ayaa Kusoo Duushey Mise Wadamo Shi-Sheeye . W/Q Wariye Maxamed Qaasim Caliwaxar

29th September 2017 admin 0

Gobolka Gedo Waa Mid Ka Mid Ah Sadexda Gobol Ee Maamul-Goboleedka Jubaland Uuna Ku Dhisan Yahay MaamulKa Jubaland Maadaama Dastuurka Dowladda Federalka Ee Soomaaliya Uu […]

(Daawo)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxda AMISOM

29th September 2017 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo ay weheliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa Kulan Saacado badan qaatay Maanta la yeeshay Madaxda Midawga […]

turkey

(DAAWO):sidee maanta magaalada muqdisho loogu soo dhaweyay taliyaha ciidanka xooga dalka turkiga.

29th September 2017 admin 0

Taliyaha guud ciidamada qalabka ee Wadanka Turkiga ulus akar ayaa maanta soo gaadhay magaalada muqdisho ,waxaana garoonka diyaaradaha aadan cabdule adan ku soo dhaweeyay Taliyaha […]

turkey

Xafladii lagu soo dhaweynaayey Taliyihii Ciidamada Turkiga ayaa kasocota Muqdisho”Sawiro”

29th September 2017 admin 0

Taliyaha guud ciidamada qalabka ee Wadanka Turkiga ulus akar ayaa maanta soo gaadhay magaalada muqdisho ,waxaana garoonka diyaaradaha aadan cabdule adan ku soo dhaweeyay Taliyaha […]

luuq

Daawo:Dhalinyarada Ku Dhaqann Degmada Luuq ayaa bilaaway olole Nadaafadeed

29th September 2017 admin 0

Dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxay ka bilaabeen degmada luuq Olole Nadaafadeed oo qashan looga qaadayo magaalada, olalahan nadaafada ee ay […]

Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Dalka Oo Shaqo Bilaabay

29th September 2017 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Sheekh Ismaaciil “Xaliimo Yarey”ayaa  daah-furtay markii ugu horreeysay furay diiwan galinta KMG ah ee Xisbiyada siyaasadda dalka. […]

Al-shabaab oo sheegtay in ay la Wareegeen Gacan ku haynta Degaanka Bariire

29th September 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose oo ay Saakay Waabarigii Weerar ku qaadeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa sheegaya in Degaanka ay […]

No Image

maxaa saaka magaalada cadaado ka cusub.

29th September 2017 admin 0

Xaaladda Magaalada Cadaado Ee Xarunta ku meel gaadhka Galmudug oo Maalmahaan marti galisay Khilaaf Siyaasadeed oo u dhexeeya Hay’adaha Dowliga ah ee Maamulka Galmudug ayaa […]

Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobalka Banaadir ayaa ku Baaqay in laga Qeyb qaato Bilicda muqdisho

29th September 2017 admin 0
No Image

Daawo:Ra’isul Wasaare Kheyre oo Caawa Kasoo dagay Garoonka ayaa sheegay inuu safarkiisii kusoo dhamaaday Guul

28th September 2017 admin 0

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Wafdigii uu hogaaminayey oo Howlo shaqo dalka uga maqnaa ayaa iminka kaso dagay Garoonka Diyaaraddaha ee Aadan Cadde, Ra’isul […]

cabdirisaq

Galmudug Maxaa La Gudboon ? W/Q Abdifatah Hassan Farah.

28th September 2017 admin 0

Galmudug waxa ay kamid tahay Maamul Goboleedyadda hoos yimaada Dowladda Dhexe Somaliya ee la aqoonsaday madaama Dalka uu Federaal noqday, waxaa Doorashadda Gudoonka Barlamaankeeda ay […]

No Image

Daawo:7 Ruux Oo Ku Geeriyooday Qarax Muqdisho Ka Dhacay

28th September 2017 admin 0

Todobo Qof ayaa ku dhimatay Lix qofna way ku dhaawacmeen Qarax galabta ka dhacay Degmadda Xamar weyne ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan Maqaaxi aan sidaasi […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes