Taliyihii saldhigga Booliska degmada Luuq Diyaad Cabdi Kaliil ayaa laga soo masaafuriyay Gobolka Gedo, iyadoo looo soo masaafuriyay Magaalada Muqdisho, Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur “Janan” ayaa bixiyay amarka Gobolka Gedo looga soo masaafuriyay taliyihii degmada Luuq ee Gobolkaasi Diyaad Cabdi Kaliil.
Maamulka Jubbaland ayaa qorsheeneyso in saraakiil kale oo katirsan ciidamada dowladda ay ka soo masaafuriso Gobolkaasi Gedo iyo wax garad kasoo horjeeda Maamulka Axmed Madoobe iyo Wasiirka Aminga Jubbaland Cabdirishiid Janan.
Hoos kadhageyso Idaacada Shabeele oo Masaafurintaas ka hadlaysa
Leave a Reply