Magaalada Cadaado waxaa ka jira qalalaaso siyaasadeed kadib markii xildhibanada Barlamanka Galmudug xilka ka qaadeen Madaxwayanaha Galmudug taaso keentay iska inuu shaqeyn nwaayo maamulka Galmudug.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaaladda qalafsan ee kajirta Maamulka Gedo, taas oo u dhexeysa Masuuliyiinta Maamulka Galmudug.
Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in Dowlada Soomaliya ka gaabisey wax ka qashada Xaalada Qalafsan ee kajirta Galmudug wuxuuna ugu baaqay Madaxda Galmudug in Ladhameeyo Qilaafka Kajira Galmudug.
Leave a Reply