Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel Gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Caawa waxaa kasocda Baarsi Xoogan sida ay sheegayaan dadwaynaha Magaalada Kismaayo, Kumanaan dadweynaha ah ayaa la isugu keenay Barxadaha Waweyn ee kismayo iyadoo dadkaasi ay ku socoto baaris xoogan lamana garanaayo waxa kalifay in shacabka Magaalada Kismaayo Guryahooda laga Jafo.
Wariyaha Gedotimes uga soo warama Magaalada Kismaayo oo la xariiray laamaha Amniga ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland ka gaabsadeen inay ka warbixiyaan Baaristaan caawa ka socota Kismaayo.
Leave a Reply