Dhageyso:Maamulka Bakool ayaa Mamnuucay Qaadkii imaan jiray Bakool

qaad

Guddoomiyaha Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed Maxamed Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Guud ahaan deegaanada Gobolka Bakool laga mamnuucay ka Ganacsiga Qaadka iyo Nuucyada kala duwan ee Maandooriyayaasha.

Gudoomiyahaha Bakool Waxa uu kaga digay Diyaaradaha Ganacsi ee qaadka keeni jiray Gobolka Bakool in wixii maanta ka dambeeya aysan soo dagi Karin diyaarad sida Qaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.