Gabar Soomaali ah oo lagu Weeraray Wadanka Canada

Booliska Magaalada Edmonton ee Dalka Canada ayaa sheegay in Gabar Soomaali ah oo ku nool Magaaladaasi Weerar lagu qaaday,waxaana ay sheegeen in Weerarkaas uu geystay Nin Caddaan ah oo u dhashay Canada.

Gabadha Soomaalida ah ee lagu Weeraray Magaalada Edmonton ayaa la sheegay in ay Gaari ka Xayneysay islamarkaana uu Aflagaadeeyay Ninka Caddaanka ah Gabadha Soomaalida ah oo lagu Magacaabo Nuurto C/raxmaan.

Booliska Edmonton ayaa sheegay in Cabdullahi Xasan Shariif oo 30 Jir ah uu Gaari dardarsiiyay koox dad ah islamarkaana shan qof dhaawac u geystay,waxaana Cabsi ay soo Food saartay Soomaalida ku nool Magaalada Edmonton

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.