Daawo:Muqaal Dhameystiran Sidee Madaxweynaha Jubaland u iclqamiyey Shirka Mamulada ee Uu kaga dhawaqay Kismaayo

maanta

Barnaamijka Maanta iyo Jubaland Waa Barnaamij Isbuucle ah oo ka yimaado Magalada Kismayo islamarkaana Ka baxo Tvga Somalicable, Barnaamijka Maanta iyo Jubaland waxaa idin la socodsiiyo Wariye Saabir Abdulkadir Warsame Saabir Honest.

Barnaamijka Maanta iyo Jubaland waxaad Kala Socon Doontaan Hormarka Jubaland Siyaasada Somaliya Wwreysiyo Arimaha Bulshada iyo Barnaamijyo Xiisa leh, barnaamijkan Wuxuu Indho u noqon Doonaa Kumanaan Soomaali ah Gaar ahaan Kuwa Jubaland.

Todobaadkan Waxad ku daawan Doontaan Barnaamijka Maanta Iyo Jubalnd Hadalkii Madaxweyne Axmed Madoone ee ahaa in uu Kismaayo ka Furayo Shir ay isugu imaan Doonaan Mamul Goboleedyada Dalka

Hadaba Daawade Yey ku seegin Barnaamijka Maanta Iyo Jubaland ku Xirnow oo kala Soco wareysiyo Iyo dhacdooyin Xiisa leh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.