Kulanka khamiislaha ee Golaha Wasiirada xukumada fedraalka soomaaliya oo uu shir gudoomiyay reysulwasaaraha Somalia mudanade xasan cali kheeyre. ayaa waxaa xilka looga qaaday Xisaabiyaha Guud ee qaranka Axmed Yuusuf Muumin oo loo yaqaano Siraaji, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Maaliyadda isla kulanka ayaa lagu magacaabay Xisaabiye Guud oo cusub.
Xisaabiyaha Guud ayaan loo magacaabay Faadumo Cusmaan Faarax oo horay Bankiga Dhexe uga soo shaqeysay.
kulanka intuu socday golaha wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay wasiirka amniga.
kulanku markuu soo idlaaday ayaa waxaaa warbaahinta uga warbixiyay wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta. cabdiraxman iidaan yonis
Xisaabiyaha Guud Mr Siraaji ayaa muddo la hadal hayay in xilka laga qaadayo,
balse golaha wasiirada ayaa si rasmiya.
Leave a Reply