DAAWO SAWIRADA: Xisaabiyaha guud ee qaranka Faadumo Cismaan Faarax oo si rasmi ah xilka u wareegtay

Wasiirka Maaliyada Xukumadda Federaalka ee Somalia  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,iyo Madaxtooyada Soomaaliya,Xafiiska Raiisul Wasaaraha Soomaaliya,maamulka Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.xubno ka tirsan dowlada  ayaa qeyb galay Munaasabad ay xilka kula wareegayay   Xisaabiya guud ee Qaranka Marwo Faadumo Cismaan Faarax kadib markii khamiistii la soo dhafay xilka laga qaaday Xisaabiyihii guud ee qaranka  Axmed Yuusuf  Muumin(Siraaje)

Xisaabiyihii hore ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin(Siraaji) ayaa si rasmi ah xilkaasi ugu wareejiyay Xisaabiyaha Guud ee Cusub,iyadoo balanqaaday in waajibaadkii loo igmaday ay si hufan u gudan doonto.

Marwo Faadumo Cismaan  Faarax ayaa  balanqaaday in waajibaadkii loo igmaday ay si hufan u gudan doonto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.