Guddoomiyaha Guddiga Dib U Eegista Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid kasoo horjeesteen Shirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ay Magaalada Muqdisho ka fureeyso Berri oo Axad ah islamarkaana ku beegan 08-10-2017, wuxuuna sheegay Shirkaasi uu yahay mid Caqabad iyo Dhibaato ku ah Geedi socodka Dib u Eegista Dastuurka, waxaana uu uga digay Maamul Gobolleedyada iyo Ururada Bulshada Rainaysan ka qayb galin.
Bilka hor bay ahayd markii Wasaarada dastuurka iyo gudiga Dastuurka ay wada shireen kasoo kusoo dhamaaday is afgarad, qayladaan kasoo yeeratay Cabdi qaybdiid ayaa loo malaynayaa inay salka ku hayso eedeyn uu dhawaan usoo jeediyey dowlada Soomaliya oo laxariirta qalalaasaha siyaadeed ee ka jirta Maamulka Galmudug.
Leave a Reply