Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa shaqadii dib ugu fasaxay Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland C/qaadir Shire Faarax Ereg, oo hore uu shaqada uga joojiyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey.
Madaxwaynaha Puntaland Markii uu arkay in si sharci daro ah shaqada looga qaaday Taliyaha Booliska Punland ayuu Wareegto uu shaqada ugu fasaxayo soo saaray taas oo waji gabax ku noqonaysa Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland Camey.
Daawo taliyaha Booliska oo ka horyimid shaqo joojinta uu kusameeyey Madaxwayne kuxgeenka Puntland Camey.
Leave a Reply