Dalalka Soomaaliya & Turkiga ayaa Kala Saxeeday Heshiis Dhabka Beeraha ah

Wasiirada Wasaaradaha Beeraha ee Labada dal Soomaaliya Said Iid iyo Turkiga Dr Ahmed Esref ayaa Kala Saxiixday heshiis Iskaashiga Dhanka beeraha ah.

Heshiiskan ayaa ah mid ay Soomaaliya Faa’ido wayn Ugu Jirto gaar ahaan Beeralayda.

Dhanka kale Wasiirka Beeraha & Waraabka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid oo ku sugan Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga Waxa uu booqday Xarunta Haayadda Maamusha Mashaariicda Caalamiga ah ee Turkiga TIKA Halkaas oo uu kulan kulaqaatay Gudoomiya Haayadaasi Dr Serdat Cam.

Madax kale oo uu kamid ayahay Wasiirka Arimaha dibada Turkey HE Mevlut Cavusogglu ayuu Wasiirku Lakulmay.

Dhamaan kulamaasi waxay kusoodhamaadeen si Guul ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.