Warbixin ay soo saartay FBI-da Mareykanka ayaa lagu sheegay in Malaayiin Lacag ah Madaxiisa la dul dhigay Hogaamiye sare oo ka tirsan Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab.
Hogaamiyahaan ayaa Magaciisa lagu sheegay Jihaad Mustafa,waxaana Al-shabaab dhexdooda looga yaqaanaa anwar Al-ameeriki,iyadoo FBI Mareykanka ay sheegeen in Madaxiisa la dul dhigay Lacag dhan 5 Milyan oo Dollarka Marerykanka ah.
Anwar Al-ameeriki oo ah 35 Jir ayaa la sheegay inuu yahay Hogaamiyaha Ajaanibta la joogta Al-shabaab,waxaana FBI Mareykanka ay sheegeen inuu badali doono Hogaamiyaha Guud ee Al-qaacida 5 35 jir ah Shabaab dhexdooda looga yaqaano anwar Al-ameeriki Dr Ayman Azaahire,iyadoo Dowladda mareykanka ay sheegtay in Nolol iyo Geeri intaba la doon doonayo Jihaad Mustafa
Leave a Reply