
Munaasabad ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Maaliyadda Soomaliya Dr C/raxmaan Bayleh, Ku xigeenkiisa Prof C/llahi Shiikh Cali (Qaloocoow) iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Md Maxamuud Xayir Ibraahim, masuuliyiin ka socotay Madaxtooyada, Xafiiska R/Wasaaraha, Xafiisyada Hanti Dhowrka iyo Garyacaanka Guud,Xisaabiyihii hore Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa xilka kula wareegtay xisaabiyaha Guud ee qaranka Soomaliya Marwo Faadumo Cusmaan Faarax ayaa Xilka ku kala wareegay.
Leave a Reply