
Waxaa magaalada Garbaharey lagu soo gabagabeyay Tartan Kubada Cagta oo loo qabtay Kooxaha Heerka Goobaad oo ka dhisan 16 koxood. gabagabda Tartanka ayaa waxaa isku yimid S, y, l Team iyo Hormuud Team, ugu Danbeytii ayaa Tartanka waxaa ku guulestay Kooxda Hormuud. Tartanka Kubada Cagta ayaa wax uu is dhexgal u yahay Dhalinyarada oo ka qeyb qaadan karto Falalka Amiga lid ku ah. Waa Sanadkii labad oo Tartan nocaan oo Kala ah ay ku qabatay Wasaarada Dhalinyrada.
Leave a Reply