Waxaa xarunta Wasaarada Gaashaadhiga Soomaliya ee magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad loogu ducaynayo Generel Cusmaan shiiq Cali Badmaceeye oo Muqdisho lagu aasay, Munaasabadaan waxaa ka qayb galay raysawsaare Khayre, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir eheladii General Badmaceeya, rayswasarihii hore Geedi,wasirrkii hore gaashaandhiga Soomaliya Cabdiqaadir sh diini iyo Marti sharaf kale.
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa tacsi u diray eheladda, qarabada iyo guud ahaanba bulshada Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxuumku, isagoona ALLE uga baryey in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo.
Leave a Reply