Waxaa Degmada Doolow ee Gobolka Gedo kasocda Maalintii Sadexaad Shirkii looga tashanayey Ayaahaa Muumulka Jubbaland.
Shirkaan ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaano gaaraya 20 iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Jubbaland.
Waxaa kaloo shirkaan ka qayb galay waxgarad odayaal dumar iyo qaybaha kale ee Bulshada.
Shirkaan gaba gabadiisa ayaa waxaa lafilayaa in laga soo saaro war saxaafadadeed.
Wararkena dambe kala socda warar dheerad ah
Leave a Reply