Shirkadda DP WORLD, ayaa maanta la wareegaysa maamulka Dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Shirkadda DP WORLD, ayaa dhaqaale dhan 336 Milyan oo Doolar ku Maalgalinaysa Dhismaha Dekeda Boosaaso,.
Websitka Shirkada P&O Ports ayaa waxaa lagau soo qoray inay ku mal galinayaan lacag Kayar Tan Puntland Sheegtay oo ah 136 Milyan meesha Puntalnd ka sheegtay 336 Milyan, shirka ayaa waynaysa dekada waxayna sameynaysaa meelo marakiibto ku sugaan,mashinada koteenarada qaada “Crane” iyo Computero dakada looga shaqeeyo.
Shirkada ayaa sheegtay in dadka dekada ka ag dhow la raraayo waxaa kaloo dhismaha dekada laga faa’iidaa.
- Shaqo abuur
- Ceel biyood dadka iyo xoolaha ka cabaan
- dhqatar caafimaadoo wareega
waa taan Websiteka shirkaga
http://poports.com/media/po-ports-wins-30-year-concession-for-port-of-bosasso-in-puntland
Leave a Reply